Madaxweyne buhari muxuu u sheegay jaaliyada jaaliyada nigeria ee S.africa degan kadib shirkii johanesburg


Madaxweyne Buhari Muxuu u sheegay Jaaliyada Nigeria ee S.Africa degan Kadib shirkii Johanesburg
Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari dhawaan mar uu kaga qeyb galayey magalada Johannesburg ee dalka koonfur afrika shirka madaxweyneyaasha khaarada afrika ayaa intii uu halkaas joogey waxaa u suura gashey in uu kula kulmo jaaliyada reer Nigeria ee ku dhaqan dalka koonfur afrika waxaana khudbad uu u jeediyey jaaliyadiisa reer nigeria uu qeyb ka mid ah kaga hadley arimaha soomaaliya waxuuna yiri:
"Waxaan ka baqayay in Dalka Nigeria uu noqdo somaliya oo kale. Somaliya waa dad iyaga dhan muslimiin ah laakiin sababta waxay tahay horjogayashooda ayaa ah dad daneeystayaal ah iyo kuwa ka fikira dantooda, waxay ku guleeysteen in dalka soomaaliya ay ka dhigaan wadan dagaal uu ka socda 20,kii sano ee la soo dhaafay. 
Xigasho: Saxafi Cumar Kiyow oo isagana soo xigtey webka
National Parrot.com


Comments

Popular posts from this blog