Posts

WARARKII UGU DAMBEYAY

Bilyaneer Imaaraadka Carabta u dhashay oo iibsaday koox ka ciyaarta Horyaalka Ingiriiska

Image
Bilyaneer u dhashay dalka Imaaraadka Carabta oo lagu magacaabo Sheikh Khaled bin Zayed Al Nehayan ayaa aduun lacageed oo gaareysa 350-Milyan oo gini ku iibsaday kooxda horyaalka Premier League ka ciyaarta ee Newcastle.

MAXAA KA DAMBEEYA CADAADISKA SIYAASADED AY KENYA DOONEEYSO IN AY SAARTO SOOMAALIYA ? Qalinki: Sheiknor Abucar Qassim.

Image
MAXAA KA DAMBEEYA CADAADISKA SIYAASADED AY KENYA DOONEEYSO IN AY SAARTO SOOMAALIYA Cadaadis kastoo siyaasadeed waa inay jiraan ulajeedo ka dambeeyso, hadaba waa maxay sababta?

Theresa May oo iska casishay xilka Raisul Wasaaraha dalka Britain

Image
Raisul Wasaaraha Britain Theresa May ayaa ugu danbeyn ku dhawaaqday iney iscasishay kadib markii ay

Maraykanka oo duqeyn ku dilay xubno ka tirsan Daacish Somalia (Akhriso)

Image
Ciidamada Maraykanka ee jooga Somalia ayaa sheegay inay duqeyn ku dileen xubno ka tirsan kooxda Daacish ee ku sugnaa buuraleyda gobolka Bari maalintii shalay.

Hogaamiyaha jubbaland Axmed Madoobe oo tagay Baar Sanguuni kuna dhawaaqay Dagaal (Daawo Sawirada)

Image
Madaxweynaha maamulka jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ay wehliyaan Wasiiro iyo saraakiil katirsan maamulkiisa ayaa maanta gaaray Deegaanada Buulo Gaduud iyo Baar Sanguuni ee gobolka Jubada Hoose.

MAAMULKA GALMUDUG OO GACANTA KU DHIGAY RUUX IS QARXIN RABAY

Image
Maamulka Galmudug gacanta ku dhigtay nin doonayo inuu isku qarxiyo munaasabad u socotay Maamulka AhlubSunna Waljameeca

Kenya oo Somaliya ku eedeysay in Ciidanka Eritrea iyo Itoobiya la dooneyso Kismaayo

Image
Wargeyska The Star ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa qoray maqaal uu ku sheegay in danaha Kenya ee Soomaaliya ay halis ku jiraan arrintaasina mas’uul ka tahay madaxtooyada Soomaaliya.