MAAMULKA GALMUDUG OO GACANTA KU DHIGAY RUUX IS QARXIN RABAY

Maamulka Galmudug gacanta ku dhigtay nin doonayo inuu isku qarxiyo munaasabad u socotay Maamulka AhlubSunna Waljameeca
, ninkan ayaa la sheegay inuu ka gudbay baaritaanka, isagoo u dhowaaday halka ay fadhiyeen Madaxda, jaakad waxyaabaha qarxa u xirnaa ayaa dhaqse u qarxi weyday, isagoo la xarbinayay, balse waxaa isku duubay Ilaalada Ahlsuna, oo ninkan si garba duub u qabtay, ugana saaray goobta.

Ciidanka Ahlusuna ee Maamulka Galmudug ayaa maanta sameeyey munaasbad ay ugu magacdareen Maalinta Shuhadada.





Wixii Ku soo Kordha Kala soco Halkaan

Comments

Popular posts from this blog