55 sano Soomaaliya waxaa soo maray toddobo Madaxweyne (inkasta oo dood laga keeni karo) - Laakiin maanta dalka waxa ka jira tiro intaa la'eg oo Madaxweyneyaal ah iyo toddobo calan oo kala cayn ah oo Madaxweyne kasta uu calan gaar ah sito! Bal maxay kula tahay?
Comments
Post a Comment