Bilyaneer Imaaraadka Carabta u dhashay oo iibsaday koox ka ciyaarta Horyaalka Ingiriiska

Bilyaneer u dhashay dalka Imaaraadka Carabta oo lagu magacaabo Sheikh Khaled bin Zayed Al Nehayan ayaa aduun lacageed oo gaareysa 350-Milyan oo gini ku iibsaday kooxda horyaalka Premier League ka ciyaarta ee Newcastle.