Posts

Showing posts from May, 2016

Nin Ka Mid ahaa Ragii Aas-Aasay Ururka Xamaas ee Falastiin lana Dagaalama Yahuuda oo Dhinaca Kalena ahaa Basaas u Shaqeeyn Jirey Sirdoonka Yahuuda. ( Fadlan Walaal Akhri Qeybtii Koowaad ee Warbixin Arimahaas la Xiriirta. )

Nin Ka Mid ahaa Ragii Aas-Aasay Ururka Xamaas ee Falastiin lana Dagaalama Yahuuda oo Dhinaca Kalena ahaa Basaas u Shaqeeyn Jirey Sirdoonka Yahuuda. ( Fadlan Walaal Akhri Qeybtii Koowaad ee Warbixin Arimahaas la Xiriirta.

Wariye abdullahi nuur colombo muxu ka yiri xaalada somalia

Inkastoo aan ahay Suxufi waayo badan u soo joogay isbedeladii dalka ka dhacay gaar ahaana intii ka dambaysay bur burkii dawladii soomaaliya, haddana Damiirkeygu wuu i siin waayey in aan dhex-dhexaad ka noqdo dalkeygii oo uu Cadow haysto, waxaa dhab ah in taariikhdu iyadu ay is qorta waxaana lagu kaydiyaa diiwaano aad u badan, dib ayayna isu celcelisa waxayna dadka xusuusisaa dhacdooyin hore. Hadalkan sanadkii 2007 ayaan iri waqtigaasoo ciidamada Itoobiya ee Arxanka daran iyo halyeeyo gumeysi diid ah ay ku dagaalamayeen soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho.

Madaxweynahii Hore ee Soomaaliya Allaha u Naxariistee Maxamed Siyaad Barre Ma Run baa in uu Rabay Soomaaliya in ay la Midowdo Itoobiya Shuruud la’aan? ( Fadlan Walaal Akhri Qeybtii Koowaad Warbixin Arimahaas ka Hadleysa )

Image
Madaxweynahii Hore ee Soomaaliya Allaha u Naxariistee Maxamed Siyaad Barre Ma Run baa in uu Rabay Soomaaliya in ay la Midowdo Itoobiya Shuruud la’aan? ( Fadlan Walaal Akhri Qeybtii Koowaad Warbixin Arimahaas ka Hadleysa )

Hitler waxa laga haya oo u yiri

Adolf Hitler ayaa lagu yiri hada ka hor dadkii ugu doqonsanaa uguna xumaa Xaga Damiirka ee aad wada tacaamusheen waa ku wee? Waxuu yiri waa kuwo anoo wadankooda ku duulayo igu caawiyay Burburintiisa garabna igu siiyay qabsashadiisa. Xigasho: Cabdulxakiim Cali Xuseen.