Bishii October 15,keedii Sanadkii 1969,kii waqtigaas oo la diley ayaa waxaa dhacdey in Dawladii uu ka ahaa Ra,iisul Wasaaraha Sanadkii 1963,kii labadii bil ee ugu dambeeysay sannadkaas ayaa waxaa dhamaaday Miisaaniyadii Wasaaradaha Waxbarashada iyo Caafimaadka, Mushaar la’aantaa waxaa banaan baxyo joogta ah ka sameeyay Shaqaalihii Dowlada,labadaa bil ee lacagta ka gaabatay Miisaaniyada. Dr.Cabdirashiid Cali Sharma,arke alaha u naxariistee oo Ra,iisal wasaare kasoo noqdey soomaaliya Bishii July 2,deedii Sanadkii 1960,kii ilaa Bishii June 14,keedii.Sanadkii 1964,kii markii dambena noqdey madaxweynaha soomaliya Bishii June 10,keedii sanadkii 1967,kii ilaa Waxaa la cadeeyay in aan la Lunsan wax lacag ah oo si sharci ah ay qeyba kale ugu baxday oo ka baxsan Miisaaniyad sanadeedkii 1963,kii waxaana Ra,iisal Wasaare Cabdirashiid uu weeydiistay Bangiga dhexe in ay sii bixiyaan labadaa bil ee dhiman lacagtaa oo aheyd 800.000 shilin.soomaali,waa uu diiday Bangiga dhexe in uu bixiyo ...